(Sawirro) Cumar Filish oo soo saaray amar ku socda shacabka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay (Isniin 20-ka June 2022) shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya ee 26 june iyo 1 da Luulyo. Waxaa kaasoo ay kasoo qeyb galay dhamaan Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir, … Continue reading (Sawirro) Cumar Filish oo soo saaray amar ku socda shacabka Gobolka Banaadir